HomeWararQaxooti Soomaali ah oo lagu soo oogay inay si sharci-darro ah ku...

Qaxooti Soomaali ah oo lagu soo oogay inay si sharci-darro ah ku joogeen Kenya

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Maxkamadda Degmadda Mandera ee W/bari Kenya waxaa shalay la soo taagay Labo Muwaadin Soomaali ah oo lagu kala magacaabo Isaaq Barkow iyo Isaaq Cali Aadan, kuwaasi oo lagu soo oogay inay si sharci-darro ah ku joogeen Kenya.

Raggaasi ayaa la sheegay in bishan 12-dii lagu qabtay Mandera, iyadoo la sheegay inaysan wadanin wax Dukumentiyo sharci ah.

Labada Eedeysane ayaa u sheegay Xeer-beegtida Maxkamadda inay yihiin Qaxooti, inkastoo aysan soo bandhigin Dukumentiyo muujinayo sheegashadooda.

Maxkamadda Mandera wax go’aan ah kama gaarin Kiiska Eedeysanayaaha, waxayna amartay in Xabsiga lagu sii hayo, ilaa bishan July 30-da oo mar kale ay Dacwaddu dhegeysan doonto Kiiskooda.

© Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories