HomeWararAlshabaab oo xalay tobaneeyo Kenyaan ku dilay Mandera+Sawirro

Alshabaab oo xalay tobaneeyo Kenyaan ku dilay Mandera+Sawirro

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

13 shaqaale kenyaan dhagxaanta qoda iyo haweeney ayaa ku geeriyooday  weerar iyo qraaxyo xalay ay Dagaalyahanno ka tirsan Alshabaab saqdii dhexe ee xalay ku qaadeen Xaafadda Barwaaqo ee Degmaadda Mandera.

Taliyaha Gobalka Mandera, Alekis Ole Nakoyo ayaa maanta sheegay inay Alshabaab beegsadeen guri ay hurdayeen shaqaale Kenyaan oo ka mid ah xoogsatada ka shaqeysta Kaawooyinka Dhagaxa.

Waxa uu intaasi ku daray inay miino ku qarxiyeen guriga, kadibna ay tacshiirado ku fureen guriga ay Shaqaalahaasi hurdayeen.

Taliyaha Guud ee Ciiddanka Boliska Kenya, Joseph Boinet ayaa sheegay inuu xaqiijin karo inay Alshabaab geysteen weerarkaasi.

Qoraal uu bartiisa Twitterka soo dhigay ayuu ku sheegay inay 14 qof ku geeriyootay weerarkaasi, iyadoo 11 kalena ku dhaawacmeen.
2(1) 3(1) 33333

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories