HomeWararDEG DEG: Sarkaal Ka Tirsan Nabadsugida oo Ku Dhawaacmay Qarax Loogu Xeray...

DEG DEG: Sarkaal Ka Tirsan Nabadsugida oo Ku Dhawaacmay Qarax Loogu Xeray Gaarigiisa

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya oo Lagu Magacaabo Cabdicasiis Cabduqaadir Xabiib ayaa ku dhaawacmay Qarax loogu xeray Gaarigiisa. Gaariga ayaa ku qarxay Degmadda Xamar Jajab Ee Magaaladda Muqdisho waxana dhaawacmay Sarkaalkii Nabadsugida sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka.

- Advertisement -

Sarkaal ka tirsan Ciidamada Nabadsugida Soomaaliya oo Lagu Magacaabo Cabdicasiis Cabduqaadir Xabiib ayaa ku dhaawacmay Qarax loogu xeray Gaarigiisa.

Gaariga ayaa ku qarxay Degmadda Xamar Jajab Ee Magaaladda Muqdisho waxana dhaawacmay Sarkaalkii Nabadsugida sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka.

Latest stories