HomeWararBeesha Caalamka oo soo dhaweysay doorashadda Madaxweynaha Dowlad-gobaleedka Galmudug

Beesha Caalamka oo soo dhaweysay doorashadda Madaxweynaha Dowlad-gobaleedka Galmudug

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

QM, Midowga Europe “EU”, Ururka Midowga Afrika “AU”, Urur-gobaleedka IGAD, Hawlgalka AMISOM iyo dalka Maraykanka waxay  si diiran u soo dhaweeyeen Madaxweynaha Dowlad-gobaleedka Galmudug, C/lariim Xuseen Guuleed  iyo Ku-xigeenkiisa, Mohamed Hashi Abdi, kuwaasi oo shalay lagu doortay magaalladda Cadaado. Hoggaamiyayaal kale oo Gobalka ayaa iyagana taageeray doorashadda Madaxweyne C/kariim Xuseen Guuleed o oka guuleystay Musharaxiintii […]

- Advertisement -

QM, Midowga Europe “EU”, Ururka Midowga Afrika “AU”, Urur-gobaleedka IGAD, Hawlgalka AMISOM iyo dalka Maraykanka waxay  si diiran u soo dhaweeyeen Madaxweynaha Dowlad-gobaleedka Galmudug, C/lariim Xuseen Guuleed  iyo Ku-xigeenkiisa, Mohamed Hashi Abdi, kuwaasi oo shalay lagu doortay magaalladda Cadaado.

Hoggaamiyayaal kale oo Gobalka ayaa iyagana taageeray doorashadda Madaxweyne C/kariim Xuseen Guuleed o oka guuleystay Musharaxiintii kula loolamaysay Xilkaasi.

- Advertisement -

Wareegii ugu dambeeyey waxay isugu soo hareen Musharaxa Axmed Macallim Fiqi, waxayna natiijadu noqotay inuu C/kariim Xueen Guuleed helo 49 cod, halka Musharax Axmed Fiqi ka helay 40-dhibcood.

Madaxweyne Guuleed waxa uu shalay khadka Telefoonka kula xiriiray Madaxweynaha Dowladda Federalka Somalia, Md. Xasan Sheekh Maxamuud oo ay yihiin saaxiibo aad isugu dhow.

Dhinaca kale, Madaxweyne Guuleed waxa uu hami ka qabaa inuu isku soo taago Xilka Madaxweynenimadda Somalia oo la qaban doono sannadka soo socda.

- Advertisement -

© Radio Dalsan

Latest stories