HomeWararMuwaadin Somali oo isagoo raashinka suxurta iibsanayo uu Hoobiye kula habsaday...

Muwaadin Somali oo isagoo raashinka suxurta iibsanayo uu Hoobiye kula habsaday dalka Yemen

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Hoobiyayaal ay Dagaalamayaasha Xuutiyiinta xalay ku garaaceen magaalladda Cadan ee Koonfurta dalka Yemen, waxaana la sheegay inay geeriyoodeen 18 qof oo uu ka mid ahaa nin Soomaali ah. Dadka deegaanka ayaa sheegay in Nin Soomaali ah uu Hoobiyuhu ku habsaday, xilli uu raashinka suxuurta ka iibsanayey Dukaan ku yaalla Cadan. Ninkaasi oo da’da 30-aadka ku […]

- Advertisement -

Hoobiyayaal ay Dagaalamayaasha Xuutiyiinta xalay ku garaaceen magaalladda Cadan ee Koonfurta dalka Yemen, waxaana la sheegay inay geeriyoodeen 18 qof oo uu ka mid ahaa nin Soomaali ah.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in Nin Soomaali ah uu Hoobiyuhu ku habsaday, xilli uu raashinka suxuurta ka iibsanayey Dukaan ku yaalla Cadan.

- Advertisement -

Ninkaasi oo da’da 30-aadka ku jira ayaa waxaa magaciisa lagu sheegay Caatif Al-somali.

ugu yaraan 30-qof ayaa ku dhaawacantay duqeyntaasi ka dhacay magaalladda Cadan oo ay ku nool yihiin in ka badan hal milyan oo qof.

Dhinaca kale, Saraakiishaa Dagaalamayaasha Xuutiyiinta wax hadal ah kama soo saaarin khasaaraha ay Hoobiyayaasha u geysteen dadka rayidka ee ku nool magaalladda dekedda leh ee Cadan ee Koonfurta Yemen.

- Advertisement -

© Radio Dalsan

Latest stories