HomeWararMadaxweynaha Masar oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda Maalinta Xorriyadda Somalia

Madaxweynaha Masar oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda Maalinta Xorriyadda Somalia

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Madaxweynaha dalka Masar, C/fataax Alsiisii ayaa waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u soo diray Dowladda Federallka iyo Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 55-guuraddii Xorriyadda ee dalka Somalia. Xoghayaha Madaxtooyadda ee dalka Masar, Maxamed Najam ayaa la sheegay inuu  Safaaradda Somalia ku leedahay magaalladda Qaahira u gudbiyey Dhambaalka Hambalyadda ee Madaxweyne C/fataah Alsiisii u soo diray Dowladda Federalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Masar, C/fataax Alsiisii ayaa waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u soo diray Dowladda Federallka iyo Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 55-guuraddii Xorriyadda ee dalka Somalia.

Xoghayaha Madaxtooyadda ee dalka Masar, Maxamed Najam ayaa la sheegay inuu  Safaaradda Somalia ku leedahay magaalladda Qaahira u gudbiyey Dhambaalka Hambalyadda ee Madaxweyne C/fataah Alsiisii u soo diray Dowladda Federalka iyo Shacabka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Xigasho:- el-balad

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts