HomeWararBoqoradda dalka Britain oo billad guddoonsiisay Nin Somali ah

Boqoradda dalka Britain oo billad guddoonsiisay Nin Somali ah

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Boqoradda dalka Britain, Queen Elizabeth waxat Qasriga Brimingham ku qaabishay Abdulkadir Aden Hassan oo ka mid ah Soomaalida Reer Kenya, kaasi oo ah U Dhaqdhaqaaqe dhinaca Dhirta.

Abdulkadir Aden Hassan oo 21-jir ah waxa uu caan ku noqday isagoo hal million oo geed ah ku beeray Gobalka W/bari ee Kenya oo ay Soomaalidu deggan tahay.

Ninkaasai ayaa sheegay inuu doonayo inuu doonayo inuu hal million oo geed abuuro shantii sanno mar, si looga hortago Abaarta iyo Nabaad-guurka.

Abdulkadir Aden Hassan  oo ay wehliyeen saddex dhallinyaro oo Kenyaan ah waxa uu intii uu joogay magaalladda London la kulmeen Ra’isul-wasaare FDAVID Cameroon, waxayna booqdeen Xarumaha Dhexe ee ay BBC World Service iyo Twitterka ku leeyihiin magaalladda London.

Barnaamijka Abaalmarinta ayaa la siiya, laguna taageeraa Dhallinyaradda ku nool guud ahaan dalalka ku bahoobay Barwaaqo-sooranka  (The Common Wealth).

© Radio Dalsan

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories