HomeWararMaraykanka oo sheegay inay sii wadayaan Taageeradda Somalia ilaa laga gaarayo Hadafka...

Maraykanka oo sheegay inay sii wadayaan Taageeradda Somalia ilaa laga gaarayo Hadafka Guud

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ergayga Gaarka ee Dowladda Maraykanka ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, James P. McAnulty ayaa ugu hambalyeeyey Dowladda iyo Shacabka Somalia munaasabadda Maalinta Xorriyadda Somalia ee 1-da Luulyo. “Anigoo ku hadlayo magaca Madaxweyne Barack Obama, magaca Xoghayaha Arrimaha dibedda, John Kerry iyo magaca dadka Maraykanka iyo Kaygaba, waxaana Dowladda iyo dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan Munaasabadda 1-da […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ergayga Gaarka ee Dowladda Maraykanka ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, James P. McAnulty ayaa ugu hambalyeeyey Dowladda iyo Shacabka Somalia munaasabadda Maalinta Xorriyadda Somalia ee 1-da Luulyo.

“Anigoo ku hadlayo magaca Madaxweyne Barack Obama, magaca Xoghayaha Arrimaha dibedda, John Kerry iyo magaca dadka Maraykanka iyo Kaygaba, waxaana Dowladda iyo dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeynayaan Munaasabadda 1-da Luulyo” ayuu yiri Ergayga.

- Advertisement -

Waxa uu ku bogaadiyey Dowladda iyo dadweynaha Soomaaliyeed sida ay ugu hawlan yihiin Dib-u-dhiska, Deganaanshaha iyo Dhismaha Dowlad Federal oo Dimuqraadi ah.

Ergayga Gaarka ee Dowladda Maraykanka ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, James P. McAnulty waxa uu tilmamay inay Dowladda garab taagan tahay Somalia, isla markaana ay sii wadayaan Taageeradda ay Somalia siiyaan ilaa laga gaarayo hadafka  lagu sugo ammaanka Ummadda Somaaliyeed.

Waxa uu intaasi ku daray inay Dowladda Maraykanka taageero ka geysanayaan xaqiijnta qaabka Dowladda lagu gaarsiinayo guud ahaan dalka Somalia,  iyo muhiimad la siiyo sidii loo horumarin lahaa Dhaqaaalaha Somalia.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Ergayga Gaarka ee Maraykanka ugu qaabilsan Arrimaha dalka Somalia, James P. McAnulty waxa uu  tilmaamay inay Dowladda Maraykanka mar kale ballan qaadayso inay si dhow ula shaqeyn doonaan Saaxiibadooda kale taageeridda horumarka  Somalia iyo guud ahaan Gobalka oo dhan.

Xigasho: US embassy in Nairobi

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts