HomeWararBan Ki-moon, oo cambaareeyey Weerarkii ay Alshabaab ee Saldhigga AMISOM ee Deegaanka...

Ban Ki-moon, oo cambaareeyey Weerarkii ay Alshabaab ee Saldhigga AMISOM ee Deegaanka Leego

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Hadal Qoraal oo uu soo saaray Afhayeenka QM ayaa sheegay inuu Ban Ki-moon si xoog leh u cambaaraynayo weerarkii lala beegsaday Ciiddanka Burundi ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM. Qoraalka ayaa lagu sheegay in Ban Ki-moon tacsi u diray Ciiddankii Nabad-ilaalinta Burundi ee naftooda ku waayey, iyadoo taageero ka geysanayo sidii Nabad loogu soo dabaali […]

- Advertisement -

Hadal Qoraal oo uu soo saaray Afhayeenka QM ayaa sheegay inuu Ban Ki-moon si xoog leh u cambaaraynayo weerarkii lala beegsaday Ciiddanka Burundi ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in Ban Ki-moon tacsi u diray Ciiddankii Nabad-ilaalinta Burundi ee naftooda ku waayey, iyadoo taageero ka geysanayo sidii Nabad loogu soo dabaali lahaa Somalia.

- Advertisement -

Xoghayaha Guud ee QM, Ban Ki-moon waxa uu mar kale xaqiijiyey inay  QM sii wadayso inay kala shaqeeyaan Ururka Midowga Afrika iyo Taliska  AMISOM sidii dadka iyo Dowladda Somalia looga taageeri lahaa Hawlaha Nabadda Somalia.

Dhinaca kale, Ergayga Gaarka ee QM uga wakiilka ah Arrimaha Somalia, Nicholas Kay aayaa isagana cambaareeyey Weerarkaasi, wuxuuna ciiddanka Burundi ku  tilmaamay Nadad-ilaaliyayaal Geesiyayaal ah.

Waxa uu intaasi ku daray inay Taliska AMISOM iyo Ciiddanka Ammaanka Somalia ka taageerayaan dadaalkooda ku aadan si  ay uga guuleystaan Alshabaab iyo dhismaha Nabadda iyo Deganaanshaha Somalia.

- Advertisement -

© Warqabadka Radio Dalsan

Latest stories