HomeWararGuddoomiyihii Garissa oo la amray in la soo xiro, lana soo taago...

Guddoomiyihii Garissa oo la amray in la soo xiro, lana soo taago Maxkamad

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Hadal ka soo baxay Madaxa Dacwad-oogaha Kenya, Keriako Tobiko ayaa amray in la so oxiro laana soo maxkamadeeyo Guddoomiyaha Garissa, Nadiif Jaamac Aadan iyo 7 ka tirsan Maamulkiisa inay si aan caadi ah ugu takri faleen Gaadiidka Ambalaaska iyo Adeegyadda Caafimaadka ee Garissa. Qoraal ay soo bandhigeen Guddiga La-dagaalanka Musuqa ee Kenya (EACC) ayaa lagu […]

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Madaxa Dacwad-oogaha Kenya, Keriako Tobiko ayaa amray in la so oxiro laana soo maxkamadeeyo Guddoomiyaha Garissa, Nadiif Jaamac Aadan iyo 7 ka tirsan Maamulkiisa inay si aan caadi ah ugu takri faleen Gaadiidka Ambalaaska iyo Adeegyadda Caafimaadka ee Garissa.

Qoraal ay soo bandhigeen Guddiga La-dagaalanka Musuqa ee Kenya (EACC) ayaa lagu sheegay in Guddoomiyaha Garissa, Nadiif Jaamac lagu soo oogayo inuu kireysto gaadiidka Ambalaasta ee loogu talagalay Gurmadka Degdegga, iyadoo ay gaadiidkaasi leedahay Shirkad si buuxda u hoos tagta Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Kenya.

- Advertisement -

Amarka lagu soo xirayo, laguna soo maxkmaadeynayo Guddoomiyaha Garissa, Nadiif Jaamac iyo mas’uuliyiinta ee la shaqeyso ayaa timid, iyadoo uu Madaxweynaha Kenya khudbad uu jeediyey bishii Maarso 26-dii ee sannadkan ku sheegay in lala dagaalamayo Musuqmaaso, laguna soo taagayo Maxkamadda Saraakiisha Dowladda ee lagu helo Musuqa.

© Warqabadka Radio Dalsan

Latest stories