HomeWararFilim laga duubay Iska horimaadkii Alshabaab iyo Ciiddanka Kenya oo si rasmi...

Filim laga duubay Iska horimaadkii Alshabaab iyo Ciiddanka Kenya oo si rasmi ahaan loo baahiyey

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Telefishinka ITV ee dalka Britain ayaa waxa uu markii ugu horreysay soo bandhigay Filim laga soo duubay Iska horimaadkii Dagaalamayaashii Alshabaab iyo Ciiddanka Kenya  ku dhex maray duleedka Xeradda Milliteriga Kenya eeBaure ee duleedka Laamu. Muuqaalka waxaa kaloo lagu soo bandhigay Tababarka iyo Qorshaha ay Dagaalaamayaasha Alshabaab ku weerareen Ciiddanka Kenya iyo maydadkii Alshabaab. Muuqaalkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Telefishinka ITV ee dalka Britain ayaa waxa uu markii ugu horreysay soo bandhigay Filim laga soo duubay Iska horimaadkii Dagaalamayaashii Alshabaab iyo Ciiddanka Kenya  ku dhex maray duleedka Xeradda Milliteriga Kenya eeBaure ee duleedka Laamu.

Muuqaalka waxaa kaloo lagu soo bandhigay Tababarka iyo Qorshaha ay Dagaalaamayaasha Alshabaab ku weerareen Ciiddanka Kenya iyo maydadkii Alshabaab.

- Advertisement -

Muuqaalkaasi oo u gaar aha Telefishinka ITV ayaa waxaa kaloo ka muuqday Jihadistaha Britishka ee Thomas Evans iyo Dagaalyahannadda Alshabaab oo si wadajir ah u tukanayo, ka hor intaysan weerar ku qaadin Askarta Kenyaatiga.

Filimka oo la sheegay inuu asal ahaan qaaday Thomas Evans ayaa waxaa la rumeysan yahay inuu isagoo dagaalamayo uu Filimka duubayey, ka hor intaan lagu dilin iska horimaadkaasi.

Qaar ka mid ah dadka Deegaanka Mepeketoni ayaa u sheegay Telefishinka ITV inuu Thomas Evans ka mid ahaa Dagaalamayaashii Alshabaab ee sannadkii hore weerartay  Mpeketoni, laguna dilay in ka badan 70-qof.

- Advertisement -

Waa markii ugu horreysay oo ay Telefishinadda Caalamka baahiyaan Filimka laga duubay iska horimaadkaasi, inkastoo horey loo sheegay inuu Jihadiste Thomas Evans ahaa Sawir-qaadihii sida tooska ah u soo duubay Iska horimaadkii Alshabaab iyo Ciiddanka Kenya ku dhex maray duleedka Laamu.

Xigasho: ITV.com

© Warqabadka Radio Dalsanabdul 1 ABDUL 2 ABDUL 4 ABDUL 5 ABDUL 6 ABDUL 7 ABDUL 8

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts