HomeWararDeg Deg: Sarkaal Ka Tirsan Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha oo Lagu Dilay Muqdisho

Deg Deg: Sarkaal Ka Tirsan Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo Lagu Dilay Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Koox hubeysan oo looga shakisan yahay Kooxda Al Shabab ayaa goor dhaw ku toogtay Degmadda Dharkenley Ee Magaaladda muqdisho Anwar xajji Dayib oo ah Sarkaal dhinaca  Maaliyada u qaabilsanaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha. Kooxda oo bistoolado ku toogtay Sarkaalka ayaa isagga baxsaday Goobta Dilka uu ka dhacay. ma jirto faahfaahin badan oo la xiriirta Dilka Sarkalkan.

- Advertisement -
- Advertisement -

Koox hubeysan oo looga shakisan yahay Kooxda Al Shabab ayaa goor dhaw ku toogtay Degmadda Dharkenley Ee Magaaladda muqdisho Anwar xajji Dayib oo ah Sarkaal dhinaca  Maaliyada u qaabilsanaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Kooxda oo bistoolado ku toogtay Sarkaalka ayaa isagga baxsaday Goobta Dilka uu ka dhacay.

- Advertisement -

ma jirto faahfaahin badan oo la xiriirta Dilka Sarkalkan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts