HomeWarar(WAR MURTIYEED): Wasiirka Batroolka & Macdanta oo booqday dalka Maraykanka

(WAR MURTIYEED): Wasiirka Batroolka & Macdanta oo booqday dalka Maraykanka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Mudane Mohamed Mukhtar Ibrahim, Wasiirka Batroolka & Macdanta, ayaa dhawaan booqday dalka Maraykanka. Wasiirka waxa uu halkaas kula kulmay Wasaaradda Arimaha Dibadda iyaga oo ka hadlay fursadaha iyo caqabadaha dhanka shidaalka Soomaaliya. Sidoo kale Mudanaha waxa uu la kulmay Wasaaradda Ganacsiga, waxayna ka wada hadleen sida loo maamulo daqliga iyo sharuucda maalgashiga shidaalka. Wasiirka waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Mudane Mohamed Mukhtar Ibrahim, Wasiirka Batroolka & Macdanta, ayaa dhawaan booqday dalka Maraykanka. Wasiirka waxa uu halkaas kula kulmay Wasaaradda Arimaha Dibadda iyaga oo ka hadlay fursadaha iyo caqabadaha dhanka shidaalka Soomaaliya. Sidoo kale Mudanaha waxa uu la kulmay Wasaaradda Ganacsiga, waxayna ka wada hadleen sida loo maamulo daqliga iyo sharuucda maalgashiga shidaalka.

Wasiirka waxa uu la kulmay Wasaaradda Arimaha Gudaha iyaga oo isla fiiriyay sida loo uruuriyo isla markaana loo qeybiyo daqliga ka soo xarooda shidaalka. Wasiirka waxa uu yiri, “Dowlada Maraykanka waxay ka mid tahay dowladaha si fiican u maamulo shidaalka, waxaan doonaynaa in aan wax ka barano. Shidaalka waxa uu noqon karaa habaar ama duco, iyada oo hadba ay ku xeran tahay sida loo maamulo. Waxaan doonaynaa Soomaaliya shidaalkeeda in uu noqdo mid dalka u horseeda horumar.”

- Advertisement -

© Warqabadka Dalsan Radio

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts