HomeWararBoliska Talyaaniga oo xoog u adeegsaday Qaxooti Somali iyo kuwo kale

Boliska Talyaaniga oo xoog u adeegsaday Qaxooti Somali iyo kuwo kale

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciiddanka Boliska Talyaaniga ayaa la sheegay inay xoog u adeegsadeen si ay uga daad-gureyaan Qaxooti Afrikaan ah oo hoy ka dhigtay buundo ay Tareenadda maraan oo ku taalla xuduudka Talyaaniga iyo Fraansiiska. Ciiddanka oo watay qalabka looga hortago rabshadaha ayaa halkaasi ka daad-gureeyey qaxooti u badan Somali , Sudanese iyo Eritrean, waxaana la sheegay inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciiddanka Boliska Talyaaniga ayaa la sheegay inay xoog u adeegsadeen si ay uga daad-gureyaan Qaxooti Afrikaan ah oo hoy ka dhigtay buundo ay Tareenadda maraan oo ku taalla xuduudka Talyaaniga iyo Fraansiiska.

Ciiddanka oo watay qalabka looga hortago rabshadaha ayaa halkaasi ka daad-gureeyey qaxooti u badan Somali , Sudanese iyo Eritrean, waxaana la sheegay inay ku jireen haween iyo carruur ooynayey.

- Advertisement -

Ku-dhawaad 300 oo Qaxooti ayaa shantii maalmood ee la soo dhaafay ku sugnaa meel ku dhow Degmadda Ventimiglia, kuwaasi oo la sheegay inay xanibeen gaadiidkii isaga kala gooshi jirtey xuduudka Talyaaniga iyo Faransiiska.

Qaxootiga ayaa la sheegay iyagoo gacmaha is-haysta inay seeexdeen Waddada, kadib, markii Ilaaladda Xuduudka ee Faransiiska u diideen inay soo galaan Faransiiska.

Ugu yaraan hal Sarkaal oo ka tirsan Boliska Talyaaniga ayaa ku dhaawacmay daad-gureynta qaxootigaai.

- Advertisement -

 

© Warqabadka Dalsan Radio

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts