HomeWararMadaxweynaha Somalia iyo Ra’isul-wasaaraha Masar oo kulan gaar ah ku yeeshay dalka...

Madaxweynaha Somalia iyo Ra’isul-wasaaraha Masar oo kulan gaar ah ku yeeshay dalka Koonfurta Afrika

Date:

Related stories

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Somalia Faces 40% Drop in Imports and Rising Inflation, Cabinet Responds

Somalia’s federal cabinet today approved new security regulations and...

Soomaaliya iyo Burkina Faso oo iska kaashanaya amniga

Fartaag oo Burkina Faso kula wadatay argagixisada Ouagadougou, – Wasiirka Amniga...

Somalia’s Office of Attorney General Presses Charges on Saadiya Bajaj

The Office of the Attorney General of Somalia announced...

Deni oo tababar hubka culus u furay dagaalka Argagixisada

Puntland: Madaxweyne Deni oo tababar hubka culus iyo hoggaaminta u furay duufacdii 6-aad ee PMPF. “Waxaan kalsooni qabaa in ay difaaci doonaan dadka.” Akhri maqaalka

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isul-wasaaraha dalka Masar, Enjineer Ibraahim Maxalab ayaa xalay Kulan Khaas ah ku yeeshay magaalladda Johannesburg ee dalka Masar.

Ra’isul-wasaaraha Masar waxa uu hoggaaminayey Wafdigii Masar uga qeyb galay Shirweynihii 25-aad ee Madaxda Ururka Midowga Afrika ee shalay lagu soo gebagebeeyey magaalladda Johannesburg.

Wargeyska Almasriya Alyoom ayaa qoray inay Madaxweynaha iyo Ra’isul-wasaaraha Masar ka wada hadleen xiriirka labada waddan, xaalladaha Gobalka iyo arrimaha Mandiqadda.

Ra’isul-wasaare Ibraahim Maxlab waxa uu sheegay inay Dowladda Masar kordhin doonto taageeradda ay la garab taagan yihiin Dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed.

Kulankaasi waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Masar, Samiix Shukri iyo mas’uuliyiin ka kalasocotay Somalia iyo Masar.

Xigasho:- almasryalyoum.com

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories