HomeWararDoon ay Lahaayeen Ganacsato Soomaaliyeed oo ku gubatay Dalka Isutaga Imaaraatka Carabta

Doon ay Lahaayeen Ganacsato Soomaaliyeed oo ku gubatay Dalka Isutaga Imaaraatka Carabta

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Dooni ay lahaayeen ganacsato soomaaliyeed ayaa la shaaciyay in manta ay ku gubatay dekedda sharjah eek u taala wadanka Isutaga Imaaraatka Carabta. Doonta ayaa magaceeda lagu sheegay Naghe Makhdumi waxaana ay waday alaabo ganacsi taas oo la shaaciyay in ay kusoo wajahneed dekedda boosaaso. Dabka ayaa ka kacay doonida dhexdeeda hase ahaate waxaa la shaaciyay […]

- Advertisement -

Dooni ay lahaayeen ganacsato soomaaliyeed ayaa la shaaciyay in manta ay ku gubatay dekedda sharjah eek u taala wadanka Isutaga Imaaraatka Carabta.

Doonta ayaa magaceeda lagu sheegay Naghe Makhdumi waxaana ay waday alaabo ganacsi taas oo la shaaciyay in ay kusoo wajahneed dekedda boosaaso.

- Advertisement -

Dabka ayaa ka kacay doonida dhexdeeda hase ahaate waxaa la shaaciyay in lagu guuleestay in la badbaadiyo shaqaalihii saarnaa doonida oo garay ilaa 16 qof.

Sikastab dhacdada ka dhacday Dekeda Sharjah oo ka mid ah Dekedaha ugu horeeya dalalka Khaliijka ayaa la mid ah midii todobaadkan ka dhacday xeebaha Gobolka Bari.

Waa doontii labaad oo mudo todobaad gudohood uu dab ka kacay taas oo ay lahaayeen ganacsato soomaaliyeed.

- Advertisement -

 

Latest stories