HomeWararDhageyso: Aqoonyahada Jubooyinka oo bayaan kasoo saaray Maamulka Axmed Madoobe.

Dhageyso: Aqoonyahada Jubooyinka oo bayaan kasoo saaray Maamulka Axmed Madoobe.

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

War saxaafadeed. Ayadoo la tixraacayo go’aankii Barlamaanka Somalia uu ku kala diray 6-june 2015 Barlamaankii Jubaland waxaa umada Somaliyeed waajib ku ah gaar ahaan dadka dega jubooyinka iyo Gedo in ay dib u dhistaan Barlamaan loo dhan yahay. Gobolada Gedo,Jubada Dhexe iyo jubada hoose Dowlada federaalka iyo Group-kii Axmed Madoobe waxaa la wada ogsoon yahay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War saxaafadeed.

Ayadoo la tixraacayo go’aankii Barlamaanka Somalia uu ku kala diray 6-june 2015 Barlamaankii Jubaland waxaa umada Somaliyeed waajib ku ah gaar ahaan dadka dega jubooyinka iyo Gedo in ay dib u dhistaan Barlamaan loo dhan yahay.

- Advertisement -

Gobolada Gedo,Jubada Dhexe iyo jubada hoose Dowlada federaalka iyo Group-kii Axmed Madoobe waxaa la wada ogsoon yahay in ay Adis Ababa ay heshiis ku galeen 28-Augosto 2013 heshiis kaas oo ahaa  in laba sano loo aqoonsado Axmed Madoobe inuu noqdo Hogaamiyaha kumeel gaar ah ee maamulka goboladaas oo hada laysku yiraahdo Jubaland taas oo qof kasta oo Somali ah ay la socoto iyo beesha Caalamka.

Waxaa kaloo xusid mudan in Mudadii Axmed Madoobe loo Ansixiyay ay ku egtahay 28-Ogosto 215 taas oo ay hada naga xigto mudo dhan 66-Cisho hadaba madaama uu san si dharci ah u sii jiri doonin maamulka Axmed Madoobe loona bahneyn in la abuuro meel banaan oo uusan maamul ka jirin.

Waxaa lagama mar maar ah in shacabka reer Jubaland ay u diyaar garobaan in ay buuxiyaan booska Axmed Madoobe oo banaanaan doona taasia waxay kalifeysaa taasina waxay kalifeysaa in shacabka jubaland ay shir deg deg isugu yimadaan madaama ay mudada ku yar tahay.

- Advertisement -

                Mahad sanidiin Shacabka Jubland.

Halkaan hoos ka dhageyso Wareysi aan Arimahaan kala yeelanay Professor Axmed Xasan Warsame oo kamid ah Aqoon yahanadii warkaan soo saaray.

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts