HomeWararTuug labo jeer xabsi ku muteystay kabo uu ka xaday isla hal...

Tuug labo jeer xabsi ku muteystay kabo uu ka xaday isla hal dukaan

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Nin in muddo ah shaqo ka dhigtay inuu wax ka dhaco Dukaamadda lagu iibiyo Kabaha ee magaalladda New Jersey ee dalka Maraykanka ayaa la sheegay in dhawaan xabsiga lagu celiyey, kadib, markii uu dhac ka geystay isla Dukaan lagu iibiyo Kabaha, oo uu 15 sanno ka hor ka dhacay kabo. Tuuga ayaa la sheegay inuu […]

- Advertisement -

Nin in muddo ah shaqo ka dhigtay inuu wax ka dhaco Dukaamadda lagu iibiyo Kabaha ee magaalladda New Jersey ee dalka Maraykanka ayaa la sheegay in dhawaan xabsiga lagu celiyey, kadib, markii uu dhac ka geystay isla Dukaan lagu iibiyo Kabaha, oo uu 15 sanno ka hor ka dhacay kabo.

Tuuga ayaa la sheegay inuu kabahaasi dhacay, iyadoo uu Qasniga Dukaanka ahaa kii joogay markii uu sannado ka hor ka dhacay kabo.

- Advertisement -

Tuugga oo magaciisa lagu sheegay Christopher Miller ayaa waxaa Jimcihii la soo dhaafay lagu xukumay 16 sanno.

Ninkaasi oo 41-jir waxa uu bilowgii sannadkan  beeniyey inuusan gelin dembiga lagu soo oogay ee dhaca.

Xabsigiisa hore ayuu soo dhamaystay bishi iMarch ee sannadkii hore, xabsi 15 sanno ah oo uu ku muteystay dhacii ugu horreeyey ee uu sannadkii 1999-kii ka geystay Dukaanka Kabaha ee uu hadda mar kale ku muteystay xabsi 16 sanno.

- Advertisement -

Khasnajiga ayaa aqoonsaday Tuugga mar kale wax ka dhacay.

© Warqabadka Dalsan Radio

33333333 chiristpoher

Latest stories