HomeWararShini argagax gelisay dad ku nool Koonfurta dalka Sweden

Shini argagax gelisay dad ku nool Koonfurta dalka Sweden

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

In ka badan toban kun oo shini ah ayaa la sheegay inay ku soo xoomeen Dhismo ku yaalla bartamaha magaalladda Malmö. Shinida waxay dhismahaasi ku xoonsanayeen tan iyo Jimcihii la soo dhaafay. Waxay isku gedaamin dhamaan daaqadihii Dhismahaasi. Wargeyska Sydsvenskan newspaper, ayaa qoray in ay shinida saamayn ku yeelatay dadka xitaa jidka marayey. Qof filim […]

- Advertisement -
- Advertisement -

In ka badan toban kun oo shini ah ayaa la sheegay inay ku soo xoomeen Dhismo ku yaalla bartamaha magaalladda Malmö.

Shinida waxay dhismahaasi ku xoonsanayeen tan iyo Jimcihii la soo dhaafay.

- Advertisement -

Waxay isku gedaamin dhamaan daaqadihii Dhismahaasi.

Wargeyska Sydsvenskan newspaper, ayaa qoray in ay shinida saamayn ku yeelatay dadka xitaa jidka marayey.

Qof filim ka soo duubay Shinida oo lagu magacaabo Käck ayaa u sheegay Wargeyska inay shinida  oodeen daaqadihii, isla markaana ay isku dhereriyeen jidka.

- Advertisement -

Hay’adda  Shini-xannaaneeyahaya ee The Malmö Beekeepers’ Association (MBA) ayaa loogu yeeray si ay u maareeyaan Shinida Isbaaradda u dhigatay dadka ku nool Dhismaha ay baroosinka dhigten.

Sarkaal ka tirsan Hay’adaasi oo lagu magacaabo Pers Andersson ayaa sheegay inay shinida ka yimaadeen  deegaano kale.

Waxa kaloo uu tilmaamay inay Booqradda Shinida ay ku dhacday dhulka ku dhereran Dhismaha ay ku soo xoomeen, taasina ay keentay inay Shinida isku qeylo-dhaan dirsadaan, kuna soo xoomaan halkii ay Boqorada Shinida ku sugnayd.

Pers Andersson ayaa fuliyey hawlgal ballaaran, iyadoo Sanaadiiqda lagu xannaaneeyo shinida uu keenay, halkaasi oo la sheegay inay galeen shini tiradoodu u dhexeysay 10,000 ilaa 15,000 oo shini.

Dhinaca kale, dhibaatadda ayaa la sheegay inaysan weli dhamaanin, iyadoo ay weli shini kale ku sugan yihiin Dhismihii hore.

Hay’adda xannaanadda Shinida ee “The Malmo Beekeepers’ Association” ayaa la sheegay inay xilligan tabar lahayn, waxayna dadka ku nool Dhismahaasi ku goodiyeen inay u yeeri doonaan Shaqaalaha buufiyo Cayayaanka “The Pest Control”.

Waxaa Turjumay: Ustaad Nuradin Abokor Ahmed

© Warqabadka Dalsan Radio

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts