HomeWararKaararka Amaahda ee oo loo adeegsan doono Kaalimaha Shidaalka Abu Dhabi

Kaararka Amaahda ee oo loo adeegsan doono Kaalimaha Shidaalka Abu Dhabi

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Kaalimaha Shidaalka ee ADNOC ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa shaacisay inay bisha September 1-da ee sannadkan bilaabi doonaan Adeeg Cusub oo ay Dareewalladda shidaal kaga dhaansan karaan Kaalimaha Shidaalka. Dareewalladda ku nool caasimadda dalka Imaaraadka Abu Dhabi, waxay adeegsan karaan Kaararka Amaahda Lacagaha ee “Wireless Credit Card machines” si ay shidaal uga dhaansadaan Kaalimaha ADNOC […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kaalimaha Shidaalka ee ADNOC ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa shaacisay inay bisha September 1-da ee sannadkan bilaabi doonaan Adeeg Cusub oo ay Dareewalladda shidaal kaga dhaansan karaan Kaalimaha Shidaalka.

Dareewalladda ku nool caasimadda dalka Imaaraadka Abu Dhabi, waxay adeegsan karaan Kaararka Amaahda Lacagaha ee “Wireless Credit Card machines” si ay shidaal uga dhaansadaan Kaalimaha ADNOC Petrol Station.

- Advertisement -

Haatan  waxay Dareewaladda doonaya inay shidaal ka helaan Kaalimaha Shidaalka adeegsadaan Kaararka ama Kaararka Amaahda, waxayna shaqaalaha Kaalimaha siiyaan PIN CODE-ka Kaarrkooda ama waxay iyagu geliyaan afarta nambar “The four-digit code”.

Afhayeenka Shirkadda ADNOC ayaa sheegay in Dareewallada ay isticmaali karaan inay nambarkooda qarsoon  ama PIN CODE geliyaan Kaararka ay wataan, si loo sugo amamanka Kaararkooda, kadibna waxaa la amrayaa qalab koronto la’aan shaqeeya “The wireless device”, kadibna waxa Dareewalka diyaar u ah inuu shidaalka ku shubto gaarigiisa.

Nidaamka Elektoroonikadda ayaa la filayaa in Kowda bisha September ka wada hirgalaan Kaalimaha Shidaalka ee Shirkadda ADNOC ku leedahay magaalladda Abu Dhabi.

- Advertisement -

Kaararka The Rahal Prepaid Card ayaa loo isticmaalaa inay Dareewaladda isaga bixiyaan Kharashka Shidaalka iyo Dhaqida Gadiidka ee dhamaan Kaalimaha Shidaalka ee ADNOC Petrol Stations.

shidaal 11 shidaal

Waxaa Turjumay: Ustaad Nuradin Abokor Ahmed

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts