HomeWararXubnaha FIFA oo Maanta Lagu Wado Iney Codadkooda Ka Dhiibtan Doorashadda Madaxtinimadda...

Xubnaha FIFA oo Maanta Lagu Wado Iney Codadkooda Ka Dhiibtan Doorashadda Madaxtinimadda Hey’addasi

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Xubnaha FIFA ee ayaa Maanta la rajeynayaa Iney Codadkooda ka dhiibtan Doorashada FIFA ee loogu tartamayo Madaxtinimadda Hey’adda. Waxa ku tartami Doonna Madaxweynaha Imminka taladda Haya Josef Sebalata iyo Amiir Cali Bin Al Xuseen. Dhinaca kale waxa weli xiran 7 Sarkaal oo ka tirsan Hey’adda FIFA,kuwaas oo Maalintii Arbacadda lagu xeray Magaaladda Suyuriq. Xubnahasi Waxa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xubnaha FIFA ee ayaa Maanta la rajeynayaa Iney Codadkooda ka dhiibtan Doorashada FIFA ee loogu tartamayo Madaxtinimadda Hey’adda.

Waxa ku tartami Doonna Madaxweynaha Imminka taladda Haya Josef Sebalata iyo Amiir Cali Bin Al Xuseen.

- Advertisement -

Dhinaca kale waxa weli xiran 7 Sarkaal oo ka tirsan Hey’adda FIFA,kuwaas oo Maalintii Arbacadda lagu xeray Magaaladda Suyuriq.

Xubnahasi Waxa lagu soo oogay Wax isdaba –marin iyo Musuq maasuq Xoogan oo ku saabsan Cod u qaadid loo sameeyay Qabashadda Koobabka Adduunka ee 2018 iyo 2022ka.

Madaxweyne Josef sebalata ayaa doonaya inuu markiisa 5 aad uu noqdo Madaxweynaha FIFA lkn uma muuqato madama ay aad uga soo horjeedan Dalalka Midowga Yurub iyo Dalka Mareekanka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts