HomeWararMataanayaashii Somali Britishka ee ku biiray Kooxda Daacish oo wada olole ay...

Mataanayaashii Somali Britishka ee ku biiray Kooxda Daacish oo wada olole ay ku soo jiidanayaan gabdhaha doonaya inay ku biiraan Daacish

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Salma Axmed Halane iyo Zahra Ahmed Halane oo 17-jiryaal ah ayaa la sheegay inay bartanka kaga jiraan Ololaha Shabakadaha Warbaahinta ee isku xira Dadka ee Social Media, Warbixin cusub oo la soo saaray ayaa lagu  sheegay inay Matanayaashaasi oo bishii July ee sannadkii hore ka ambabaxay  magaalladda Manchester ee dalka Britain ay iminka u xil […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Salma Axmed Halane iyo Zahra Ahmed Halane oo 17-jiryaal ah ayaa la sheegay inay bartanka kaga jiraan Ololaha Shabakadaha Warbaahinta ee isku xira Dadka ee Social Media,

Warbixin cusub oo la soo saaray ayaa lagu  sheegay inay Matanayaashaasi oo bishii July ee sannadkii hore ka ambabaxay  magaalladda Manchester ee dalka Britain ay iminka u xil saaran yihiin sidii ay Warbaahinta Bulshadda ugu tashkiilin lahaayeen gabdhahasi ay ugu soo biiraan Dagaalamyaasha Daacish.

- Advertisement -

Salma iyo Zahra waxay inta badan Tashkiilinta u adeegsadaan Aaladaha Twitterka iyo Instagramka.

Warbixinta u dambeysay ee ay soo saareen Machadka Istaraatijiyadda Wada Xaajoodka “ The Institue for Strategic Dialogue” ee magaalladda London iyo Kolejka King’s College London, waxay sheegeen in Mataanayaasha ay adeegsanayaan Borobagaando si ay gabdhaha Muhaajiriinta ah u soo gaaraan Xuduudka Dagaalamayaasha Daacish.

Hadalladda Mataanayaasha ayaa ka mid ah daraasaad loogu  magac daray Ilaa shahiidka nala sameey annaga, waxaana la sheegay in Halqabsigaasi  si Online loogu tashkiiliyey in ka badan 100 haween Reer Galbeed ah, kuwaasi oo ku biiray Daacish.

- Advertisement -

Mataanayaasha u dhashay oo iyagu bishii July ka soo tegay hoygooda, iyagoo  noqon lahaa Dhakhaatiir ayaa la sheegay inuu si Online ah ugu ku tashkiiliyey Walaalkooda oo isagu sannadkii 2013-kii ku biiray Kooxda Daacish ee ka dagaalanta dalka Syria.

Walaalkooda ayaa  la rumeysan yahay inuu haatan ku nool yahay dalka Denmark, iyadoo ay Dowladda Britain u diiday inuu dalkeeda soo galo.

© Dalsan Radio

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts