HomeWararTaliyaha Guud ee Ciiddanka Uganda oo markii ugu horreysay booqday Baraawe

Taliyaha Guud ee Ciiddanka Uganda oo markii ugu horreysay booqday Baraawe

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Taliyaha Guud ee Ciiddanka Uganda, Jeneral Edward Katumba Wamala oo maalintii Sabtida ee la soo dhaafay booqasho ku yimid dalka Somalia ayaa waxa uu  kormeer hawleedku tegay magaalladda Baraawe oo 220-KM dhanka Koonfurta kaga toosan magaalladda Muqdisho. Waxa uu u mahadceliyey Ciiddanka Uganda dadaalkooda ku aadan Nabadaynta somalia, isagoo sheegay inay qabteen hawlo adag. Jeneral […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Guud ee Ciiddanka Uganda, Jeneral Edward Katumba Wamala oo maalintii Sabtida ee la soo dhaafay booqasho ku yimid dalka Somalia ayaa waxa uu  kormeer hawleedku tegay magaalladda Baraawe oo 220-KM dhanka Koonfurta kaga toosan magaalladda Muqdisho.

Waxa uu u mahadceliyey Ciiddanka Uganda dadaalkooda ku aadan Nabadaynta somalia, isagoo sheegay inay qabteen hawlo adag.

- Advertisement -

Jeneral Wamala, waxa uu sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu booqasho ku yimaado Baraawe, oo uu xusay inay mar ahaan jirtey Deegaan ay aad ugu xooganaayeen Dagaalamayaasha Alshabaab.

Guddoomiyaha Maamulka gobalka Sh/hoose, Abdulkadir Mohamed Siidii oo ka ka hadlay Munaasabadaasi ayaauga mahad celiyey Ciiddanka Uganda xiriirka wanaagsan ee ay la leeyihiin dadka rayidka ee ku nool magaalladda Baraawe.

Wuxuuna intaasi ku daray inay Ciiddanka qiimeeyaan Odayaasha, Waxgaradka iyo Maamulka Sh/hoose oo ay ka dhexeyso wada-shaqeyn wacan.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Jeneral Wamala oo booqsho afar maalmood ah ku jooga Somalia ayaa u kuurgalaya xaalladda ay ku sugan yihiin Askarta Ugandhese-ka ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM.

Taliyahaasi ayaa la filayaa inuu kulamo kale la qaato Madax ka tirsan Dowladda Federalka, iyo Ciiddanka Uganda ee ku sugan Muqdisho, Carbiska iyo Ceel-jaalle.

©Warqabadka Dalsan Media

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts