HomeWararMaraakiibta Dagaalka ee Britain iyo Germany oo Tahriibayaal soo badbaadiyey

Maraakiibta Dagaalka ee Britain iyo Germany oo Tahriibayaal soo badbaadiyey

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Hadal qoraal oo ka soo baxay Ciiddanka Badda ee dalka Britain ayey ku sheegeen inay ku0dhawaad 100 Tahriibayaal ah ka soo badbaadiyeen Badda Mediterraneanka. Markabka Dagaalka ee The Bulwark ayaa la sheegay inuu u gurmaday Dooni waday Tahriibayaal oo ku ciladowday meel ka baxsan Xeebaha dalka Libya Tahriibayaasha ayaa la soo badbaadiyey ka hor intaysan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal qoraal oo ka soo baxay Ciiddanka Badda ee dalka Britain ayey ku sheegeen inay ku0dhawaad 100 Tahriibayaal ah ka soo badbaadiyeen Badda Mediterraneanka.

Markabka Dagaalka ee The Bulwark ayaa la sheegay inuu u gurmaday Dooni waday Tahriibayaal oo ku ciladowday meel ka baxsan Xeebaha dalka Libya

- Advertisement -

Tahriibayaasha ayaa la soo badbaadiyey ka hor intaysan doonidii ay la socdeen ku deign badda.

Ciiddanka Badda Talyaaniga ayaa isaga sheegay inay soo badbaadiyeen 120 Tahriibayaal la socday dooni ka timid Libya.

Dhinaca kale, Markab ay leeyihiin Ciiddanka Badda dalka Jarmalka ayaa la sheegay inuu shalay oo Jimco ahayd soo badbaadiyey in ku dhow 200 Tahriibayaal la socday dooni ku sugnayd Badda Mediterraneanka.

- Advertisement -

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Jarmalka,  ayaa sheegay inay qeylo-dhaan ka heleen Talyaaniga si loogu gurmado dooni Tahriibayaal waday oo ku sugnayd meel  ku-dhawaad 250-KM dhanka Koonfurta kaga toosnaa Jesiiradda Lampedusa.

Markabka Hessen oo ay Mariniska Jarmalka wateen ayaa u gurmaday doonidaas, iyadoo Tahriibayaasha si nabad ah lagu soo gaarsiiyey Jesiiradda Lampedusa.

In ka badan 5,000 oo Tahriibayaal ah ayaa ku geeriyootay Badda, 18-kii bilood ee la soo dhaafay.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts