HomeWararDagaalamayaal lala xiriirnayo Alshabaab oo Nabadoon iyo Gaari qaad waday ka soo...

Dagaalamayaal lala xiriirnayo Alshabaab oo Nabadoon iyo Gaari qaad waday ka soo qafaashay W/bari Kenya.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Sida maanta lagu soo daabacay Wargeyska The Standard ee ka so obaxa magaalladda Nairobi, Dagaalyahanno la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin Xarakadda Alshabaab ayaa waxay saakayto weerar ku qaadeen Deegaanka Carabiya ee duleedka Mandhera, halkaasi oo ay ka soo kaxeysteen Gaari waday Qaad iyo Nin Caaqil ka ah Deegaankaasi. Weerarkaasi oo dhacay Waaberigii hore […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Sida maanta lagu soo daabacay Wargeyska The Standard ee ka so obaxa magaalladda Nairobi, Dagaalyahanno la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin Xarakadda Alshabaab ayaa waxay saakayto weerar ku qaadeen Deegaanka Carabiya ee duleedka Mandhera, halkaasi oo ay ka soo kaxeysteen Gaari waday Qaad iyo Nin Caaqil ka ah Deegaankaasi.

Weerarkaasi oo dhacay Waaberigii hore ee maanta oo Khamiis ah, ayaa la sheegay inay Ciiddanka Ammaanka Kenya baadi-goobayaan Kooxda geysatay afduubkaasi.

- Advertisement -

Saraakiisha Ammaanka ayaa u sheegay Wargeyska The Standard inay kooxaha dagaalka soo qaaday u muuqdeen kuwo si fiican u yaqaana Deegaanka iyo Caaqilka ay afduubteen.

Caaqilka oo aan magaciisa la shaacinin ayaa la sheegay inuu ku sii jeeday Degmadda Mandheera, markii uu weerarkaasi dhacayey.

Hawlgalka ay Dagaalamayaasha Alshabaab ka fuliyeen duleedka Mandheera ayaa ah kii ugu dambeeyey ee ka dhaca Deegaankaasi, oo ay Boliska hawlgal ka wadeen labadii maalmood ee la soo dhaafay Deegaanadaasi

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts