HomeWararDibadbaxayaal Ethiopian ah oo dhaliilay Ciiddanka Ethiopianka ee hawlgalladda u jooga Somalia...

Dibadbaxayaal Ethiopian ah oo dhaliilay Ciiddanka Ethiopianka ee hawlgalladda u jooga Somalia iyo dalal kale

Date:

Related stories

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Tobanaan Dibadbaxayaal Ethiopian ah oo shalay dhigayey Dibedbaxyo ay kaga soo horjeedeen falkii ay Kooxda Daacish ku dileen 30-qof oo Ethiopian ku sugnaa dalka Libya ayaa waxay  isku dhaceen Boliska. Dibadbaxaasi oo shalay ka dhacay Fagaaraha Meskel ee magaalladda Addis Abeba ayaa isku beddelay rabshado, kadib, markii ay Dibadbaxayaasha dhaliileen siyaasadda Dowladda Ethiopia ee sugidda […]

- Advertisement -

Tobanaan Dibadbaxayaal Ethiopian ah oo shalay dhigayey Dibedbaxyo ay kaga soo horjeedeen falkii ay Kooxda Daacish ku dileen 30-qof oo Ethiopian ku sugnaa dalka Libya ayaa waxay  isku dhaceen Boliska.

Dibadbaxaasi oo shalay ka dhacay Fagaaraha Meskel ee magaalladda Addis Abeba ayaa isku beddelay rabshado, kadib, markii ay Dibadbaxayaasha dhaliileen siyaasadda Dowladda Ethiopia ee sugidda Ammaanka.

- Advertisement -

“Dowladda Ethiopia waxay ciiddamo u direen Somalia, Liberia, Burundi, laakiin Dowladda ma awoodo inay Muwaadiniinteeda badbaadiso” ayuu ku qeyliyey mid ka mid ah Dibadbaxayaasha.

Waxa uu intaasi ku daray inay Dowladda Ethiopia qabanayaan  hawlihii QM iyo Ururka Midowga Afrika (AU)-da  ee Arrimaha Nbaad-ilaalinta.

.Si kastaba ha ahaatee, Dibadbaxaasi ayaa yimid hal bil ka hor, marka ay Ethiopia ka dhici doonaan Doorashadda Barlamaanka oo ah tii ugu horreysay oo dalkaasi ka dhacdo tan iyo markii uu geeriyooday Ra’isul-wasaarihii hore ee dalkaasi, Meles Zenawi.

Latest stories