HomeWararMuwaadin Somali-Maraykan la dhaawacay, laguna soo oogay inuu geystay dil iyo dhac...

Muwaadin Somali-Maraykan la dhaawacay, laguna soo oogay inuu geystay dil iyo dhac hubeysan

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dembi-baarayaasha Boliska magaalladda San Diyeego ee dalka Maraykanka ayaa gacanta ku dhigay Muwaadin Somali Maraykan lagu magacaabo  Ahmed Hassan Mumin, kaasi oo lagu xiriirinayo dhac hubeysan iyo dil uu ka geystay goob lagu iibiyo gaaska oo ku taalla San Diyeego. Eedeysanaha oo 30-jir ah ayaa la sheegay in lagu dhaawacay rasaas ay Boliska is-weydaarsadeen, waxaana […]

- Advertisement -

Dembi-baarayaasha Boliska magaalladda San Diyeego ee dalka Maraykanka ayaa gacanta ku dhigay Muwaadin Somali Maraykan lagu magacaabo  Ahmed Hassan Mumin, kaasi oo lagu xiriirinayo dhac hubeysan iyo dil uu ka geystay goob lagu iibiyo gaaska oo ku taalla San Diyeego.

Eedeysanaha oo 30-jir ah ayaa la sheegay in lagu dhaawacay rasaas ay Boliska is-weydaarsadeen, waxaana loo qaaday Isbitaalka, iyadoo uu dhaawac culus ka soo gaaray Laabta.

- Advertisement -

Ahmed Hassan Mumin, ayaa la sheegay inuu goobta lagu iibiyo gaaska ku dilay mid ka mid ah Macaamiisha oo la oran jirey Erik Shaade oo 60-jir ah.

Dhinaca kale, Eedeysanaha ayaa la sheegay in lagu soo oogi doono fal-dembiyeedyadda kala ah Dil, dhac hubeysan iyo Isku-day dilka labo ka tirsan Saraakiisha Boliska.

 

Latest stories