HomeWararBarlamaanka Kenya oo ku gacan seeray in la xiro Xeradda Dhadhaab oo...

Barlamaanka Kenya oo ku gacan seeray in la xiro Xeradda Dhadhaab oo ay Qaxootiga Soomaalida ku nool yihiin

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Guddiga Barlamaanka Kenya ugu qaabilsan Arrimaha Xuquuqda Aadanaha ayaa gaashaanka ku dhuftay hadalkii Madaxweyne-ku-xigeenka dalkaasi, William Rutto oo amar ku bixiyey in muddo saddex bilood ah lagu xero Xeradda Dhadhaaab. Guddigaasi oo ka kooban 5 Xildhibaan  ayaa sheegay inuusan amarkaasi waafaqsanayn Dastuurka Kenya, isla markaana uu ka horimanaayo Heshiisyadda Caalamiga oo ay Kenya wax ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Guddiga Barlamaanka Kenya ugu qaabilsan Arrimaha Xuquuqda Aadanaha ayaa gaashaanka ku dhuftay hadalkii Madaxweyne-ku-xigeenka dalkaasi, William Rutto oo amar ku bixiyey in muddo saddex bilood ah lagu xero Xeradda Dhadhaaab.

Guddigaasi oo ka kooban 5 Xildhibaan  ayaa sheegay inuusan amarkaasi waafaqsanayn Dastuurka Kenya, isla markaana uu ka horimanaayo Heshiisyadda Caalamiga oo ay Kenya wax ka saxiixday.

- Advertisement -

Mudanayaashaasi oo shir Jaraa’id ku qabtay magaalladda Mombasa waxay si mideysan u sheegeen inay sharci-darro tahay in la xiro Xeradda Dhadhaab iyo in Qaxootiga Soomaalida laga saaro Xeradaasi.

Guddiga Xuquuqda Aadanaha ee Barlamaanka Kenya waxay kaloo taageereen dadaalka Dolwadda Kenya ee lagula dagaalamayo Kooxaha loogu yeero Argagixisadda iyo Ammaan-xumida.

Dhinaca kale, Guddoomiyaha Gobalka Mombasa, Ali Hassan Joho ayaa isagana mucaaraday qorshaha lagu xirayo Xeradda Qaxootiga ee Dhadhabaab, oo ay ku nool yihiin in ka badan 500,000 oo qaxooti.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts