HomeWararBandow laga qaaday Magaallooyin ka tirsan Kenya oo ay Alshabaab horey ugu...

Bandow laga qaaday Magaallooyin ka tirsan Kenya oo ay Alshabaab horey ugu dileen in ku dhow boqol qof

Date:

Related stories

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday...

Somalia nears completion of new Danab base amid anti-Al-Shabaab push

Somalia’s military says a new base for the elite...

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya

Dowladda Federaalka oo Farriin Adag ka Dirtay Midnimada Soomaaliya Muqdisho...

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Muqdisho | 18...

Cabinet clears reform agenda ahead of planned elections

Somalia’s cabinet has endorsed a new roadmap to implement...

Dadweynaha ku nool magaallooyinka Mpeketoni, Witu, Kiboni iyo Hindi oo ku yaalla Gbalka Xeebta ee dalka Kenya ayaa laga qaaday Bandow saarnaa muddo ka badan 10-bilood.

Maxkamadda Sare ee Jesiiradda Malindi ayaa ku dhawaaqday in la qaaday Bandowgaasi oo lagu soo rogay bishii July 20-dii ee sannadkii hore, kadib, markii ay Dagaalamayaasha Alshabaab weeraro ka geysteen Jesiiradda Laamu iyo Degaanadaasi, oo lagu dilay in ka badan 90-qof.

Weeraradaasi ayaa sababay in Ciiddamo xooggan la geeyo Deegaanadaasi, laguna soo rogo Bandow habeenkii ilaa Waaberiga  hore soconayey.

Jesiiradda Laamu oo ay Alshababaab sannadkii hore weerareen ayaa waxaa horey Bandowga looga qaaday bishii December 25-dii ee sannadkii hore.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories