HomeWararDowladda Australia oo amar adag ku soo rogtay Waalidiinta Soomaalida ee ku...

Dowladda Australia oo amar adag ku soo rogtay Waalidiinta Soomaalida ee ku nool dalkaasi

Date:

Related stories

National Communications Authority Participates in ITU Global Symposium for Regulators (GSR-26) in Ankara

The annual global forum brings together heads of regulatory authorities, policymakers, industry leaders, and digital stakeholders from around the world to exchange knowledge and discuss emerging regulatory trends shaping the future of digital transformation. This year's symposium is held under the theme "Navigating the Digital Frontier," focusing on regulatory pathways towards a resilient and inclusive digital future.

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Ra’isul-wasaaraha dalka Australia, Tony Abbott ayaa sheegay inay tallaabo adag ka qaadi doonaan Waalidiinta soomaalida ee diidan in carruurtooda la tallaalo.

Waxa uu xusay in la xiri doono Waalidiinta ka baaqsada inay Carruurtooda geeyaan Xarumaha Talalaalka, lana ganaaxi doono.

“Waalidiinta Soomaalida ee diida in carruurtooda la tallaalo waxa u umuteysan doonaa xabsi iyo ganaax dhan 11,500-Dollar halkii cunug oo aysan tallaalin” ayuu yiri Ra’isul-wasaaraha oo shalay shir Jaraa’id ku qabtay magaalladda Cambera.

Waxa uu intaasi ku daray inay aad uga walaacsan yihiin khatarta ay la kulmi karaan carruurta yaryar ee aan laga tallaalin lixda cuddur ee dilaaga ah.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories