HomeWararSOMALILAND OO Xayiraad Ku Soo Rogtay Isbaheysiga Sacuudiga

SOMALILAND OO Xayiraad Ku Soo Rogtay Isbaheysiga Sacuudiga

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

“ Jamahuuriyadda Somaliland werwer badan ayey ka qabtaa waxaa ka socdda dalka Yeman, il dheer baanu ku haynaa, beesha caalamkana waxaan ugu baaqaynaa in lays ku dayo in xal loo helo dagaalkaas socda. Xulafada dagaalka ku jirta ee Sucuudigu hogaaminayaa ma isticimaali karaan Hawada, Bada, iyo Garoomada Qaranka Somaliland ilaa ogolaasho rasmi soo waydiistaan Xukuumadda […]

- Advertisement -

“ Jamahuuriyadda Somaliland werwer badan ayey ka qabtaa waxaa ka socdda dalka Yeman, il dheer baanu ku haynaa, beesha caalamkana waxaan ugu baaqaynaa in lays ku dayo in xal loo helo dagaalkaas socda.

Xulafada dagaalka ku jirta ee Sucuudigu hogaaminayaa ma isticimaali karaan Hawada, Bada, iyo Garoomada Qaranka Somaliland ilaa ogolaasho rasmi soo waydiistaan Xukuumadda Somaliland.

- Advertisement -

Inkastoo mawqifkayga siyaasadeed uu cad yahay, hadana ma isticimaali karaan angoo aan u ogolaan, waanu uga digaynaa in ay iscimaalaan, fariin cod dheerna waxaanu leenahay wixii cawaaqib xumo ka timaada arintaasi hadii ay dhacdo iyagaa ka masuula. u raacimayno masuuliyadeeda Muqdisho Dawladda Soomaaliya,
Dawlada Soomaaliya wixii ay hayso ee ay maamusho cid haka marti soorto, wax aanay haynin ninka yidhaa cid ayaan ka marti soorayaa dee maaha aragti sax ah, waxay carabtu ku maah-maahdaa ninkaan waxba hayni waxba ma bixiyo.

Garoomada Somaliland, Hawadeeda iyo Badeeda in lagaga duulo kooxaha Xuutiyiinta ee Yeman ogolaashaheeda Dawladda Muqdisho ma bixin karto.”

ALLAA MAHAD LEH.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka JSL
Md. Maxamuud Xaashi Cabdi.
08/04/2015.

Latest stories