HomeWararDeg Deg:Kenya oo soo bandhigtay Magacyadda Xawaaladaha Soomaalida ee ay amreen in...

Deg Deg:Kenya oo soo bandhigtay Magacyadda Xawaaladaha Soomaalida ee ay amreen in la wada xiro

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Dowladda Kenya ayaa amar ku bixisay in si dhaqso leh loo xiro 13 Xawaalado Soomaaliyeed oo ka hawlgala dalkaasi, waxaana Xawaaladahaasi lagu eedeeyey inay maalgeliyaan Dhaqdhaqaaqyadda Alshabaab ka fuliyaan dalkaasi. Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Kenya waxay kaloo joojiyeen Lacag-xisaaabeedka ay 86 qof oo asalkooda yahay Somalia ku lahaayeen Bangiyadda Kenya, kuwaasi oo lagu tuhunsan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Kenya ayaa amar ku bixisay in si dhaqso leh loo xiro 13 Xawaalado Soomaaliyeed oo ka hawlgala dalkaasi, waxaana Xawaaladahaasi lagu eedeeyey inay maalgeliyaan Dhaqdhaqaaqyadda Alshabaab ka fuliyaan dalkaasi.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Kenya waxay kaloo joojiyeen Lacag-xisaaabeedka ay 86 qof oo asalkooda yahay Somalia ku lahaayeen Bangiyadda Kenya, kuwaasi oo lagu tuhunsan yahay inay maalgeliyaan Alshabaab.

Hadal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Kenya, waxaa kaloo lagu xusay in Tallaabooyinka lagu xiray Xawaaladaha looga dan leeyahay sidii loo naafeyn lahaa maalgelinta Alshabaab.

Dhinaca kale, Idaacadda Dalsan Radio ayaa heshay magacyadda 13-ka Xawaaladood ee laga xayiray Xafiisyadda ay ku leeyihiin gudaha dalka Kenya, waxayna kala yihiin Xawaaladaha:

  1. Amal Money Transfer
  2. Dahabshil Money Transfer
  3. Tawakal Money Transfer
  4. Bakaal Money Transfer
  5. Jubba Express Money Transfer
  6. Iftin Money Transfer
  7. Hodan Global Money Transfer
  8. Ammaana Money Transfer
  9. Kaah Money Transfer
  10. Continental Money Transfer
  11. Kendy Money Transfer
  12. Flex Money Transfer
  13. Legend International Consulting Limited

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts