HomeWararSaynisyahan Yurubiyaan ah oo Islaamay, kadib, markii uu fahmay Diinta Islaamka.

Saynisyahan Yurubiyaan ah oo Islaamay, kadib, markii uu fahmay Diinta Islaamka.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Caleemo-saarka Jabuuti: Xasan Sheekh oo xoojiyay xiriirka gobolka

Xasan Sheekh oo ka qayb galay caleemo-saarka Jabuuti Jabuuti, 10...

EU iyo Soomaaliya oo xoojisay iskaashigooda istiraatiijiga

EU iyo Soomaaliya oo adkeeyay iskaashiga istiraatiijiga

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

Koonfur Galbeed oo si weyn u qabatay doorashadii Qof iyo Cod

President Hassan Sheikh Travels to Djibouti for President Guelleh’s Inauguration

Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Djibouti on...

Shabakadda Wararka ee islamhouse.com ayaa shaacisay in Saynis-yahankaasi  garwaaqsaday in qeybo ka mid ah Xaqiiqda Cilmiga Sayniska lagu xusay Qur’aanka, iyadoo aqoontaasi la iqtiraacay Qarnigii 20-aadka gudihiisa.

Saynis-yahanka ayaan horey u rumeysnayn Ilaah iyo wax Diin ah, laakiinse waxa uu haatan xaqiiqsaday inay Diinta Islaamka tahay Diinta run ah.

Saynis-yahanka soo Muslimay waxa uu Rabbi ka codsaday inuu ka dhigo qof ku dhigan Diinta Islaamka tan iyo inta uu ka geeriyoonayo.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories