HomeWararDeg Deg: Madaxweynaha Puntland oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyaha Gobolka Mudug

Deg Deg: Madaxweynaha Puntland oo Xilkii Ka Qaaday Gudoomiyaha Gobolka Mudug

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweyanaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Xilka ka qaaday Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac oo loo yaqaano Tigey isaga oo lagu Badalay Kornel Cabdiqaadir Shire Faarax. Gudoomiyaha Xilkasi loo Magacaabay Kornel Cabdiqaadir Shire Faarax ayaa ku noolaa Muddoyinkii Dambe Dalka Mareekanka waxana uu hore uga Tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya. Ila Wareedyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyanaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Xilka ka qaaday Gudoomiyaha Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac oo loo yaqaano Tigey isaga oo lagu Badalay Kornel Cabdiqaadir Shire Faarax.

Gudoomiyaha Xilkasi loo Magacaabay Kornel Cabdiqaadir Shire Faarax ayaa ku noolaa Muddoyinkii Dambe Dalka Mareekanka waxana uu hore uga Tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Ila Wareedyo ku dhaw dhaw Madaxtooyadda Puntland ayaa sheegaya in Xilka qaadista oo aan weli lagu dhawaaqin ay tahay mid xaqiiq ah.

 

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts