HomeWararNUSOJ oo Dalbatay in La Sii Daayo Laba Saxafi

NUSOJ oo Dalbatay in La Sii Daayo Laba Saxafi

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed Ee Nusoj ayaa Dalbaday in Xabsiyada laga sii daayo Laba Saxafi oo ku kala xiran Magaalooyinka Muqdisho iyo Berbera. Ururka ayaa ka codsaday Dowladda Soomaaliya iney sii deyso Wariye C/Fataax Xasan oo loo yaqaano Kalgacal oo ka howlgala Radio Goob Joog Ee Muqdisho. Waxa uu sido kale Ururka Nusoj uu dalbaday […]

- Advertisement -

Ururka Saxafiyiinta Qaranka Soomaaliyeed Ee Nusoj ayaa Dalbaday in Xabsiyada laga sii daayo Laba Saxafi oo ku kala xiran Magaalooyinka Muqdisho iyo Berbera.

Ururka ayaa ka codsaday Dowladda Soomaaliya iney sii deyso Wariye C/Fataax Xasan oo loo yaqaano Kalgacal oo ka howlgala Radio Goob Joog Ee Muqdisho.

- Advertisement -

Waxa uu sido kale Ururka Nusoj uu dalbaday in la xabsiga laga sii daayo Wariye Axmed Saciid Maxamed oo ka tirsan Kalsan Tv oo ku xiran Magaaladda Berbera Ee Maamulka Somaliland.

Latest stories