HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Cambaareeyay Weerarkii Garissa

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cambaareeyay Weerarkii Garissa

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Warsaxafadeed uu soo saaray Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane xasan Sheikh Maxamuud ayaa si kulul loogu Cambaareeyay Weerarkii Al Shabab ay ku qaadeen Dhismaha Jaamacadda Garissa. Madaxweynaha ayaa sido kale Tacsi u diray Dhamaan Qoysaska dadkii Wax ku noqday Weerarka Garissa. Ugu yaraan 147 qof ayaa ku dhimatay Weerarka oo socday Muddo ka badan 10 […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warsaxafadeed uu soo saaray Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya mudane xasan Sheikh Maxamuud ayaa si kulul loogu Cambaareeyay Weerarkii Al Shabab ay ku qaadeen Dhismaha Jaamacadda Garissa.

Madaxweynaha ayaa sido kale Tacsi u diray Dhamaan Qoysaska dadkii Wax ku noqday Weerarka Garissa.

- Advertisement -

Ugu yaraan 147 qof ayaa ku dhimatay Weerarka oo socday Muddo ka badan 10 Saacadood.

Al Shabab ayaa sheegatay Masuuliyadda Weerarkasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts