HomeWararKenyaati ka tirsan Alshabaab laguna eedeyay inuu Culumaa’udiin ku dilay Mombasa ...

Kenyaati ka tirsan Alshabaab laguna eedeyay inuu Culumaa’udiin ku dilay Mombasa oo la qabtay

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Hadal ka so baxay Boliska Kenya ayaa lagu sheegay inay ninkaasi ku qabteen  magaalladda Mandhera, xilli uu doonayey inuu u soo gudbo xuduudka Somalia. Ninkaasi oo magaciisa lagu sheegay Saciid Sawaalax Saciid Cawad ayaa lagu eedeeyey inuu ku lug leeyahay falalkii lagu dilay dhowr ka tirsan Mashaa’iqda caanka ka ah Mombasa. Wargeyska The Daily Nation […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Hadal ka so baxay Boliska Kenya ayaa lagu sheegay inay ninkaasi ku qabteen  magaalladda Mandhera, xilli uu doonayey inuu u soo gudbo xuduudka Somalia.

Ninkaasi oo magaciisa lagu sheegay Saciid Sawaalax Saciid Cawad ayaa lagu eedeeyey inuu ku lug leeyahay falalkii lagu dilay dhowr ka tirsan Mashaa’iqda caanka ka ah Mombasa.

- Advertisement -

Wargeyska The Daily Nation ayaa ka soo xigtay Ilo dhinaca amamanka  ayaa sheegay in Eedeysanaha la qabtay xilli uu ka gudbi lahaa Degmadda Mandera, si uu ugu biiro Xarakadda Alshabaab.

Saciid Sawaalax Saciid Cawad ayaa lagu eedeynayaa inuu ka dambeeyey dilkii loo geystay Guddoomiyaha Golaha Imaamyadda Kenya Sheekh Mohamed Idris oo bishii June ee sanandkii hore lagu dilay Mombasa

Waxaa kalo lagu eedeynayaa inuu ku lug lahaa dilkii afar Mashaa’iq oo Gobalka Xeebta Kenya lagu dilay sannadihii 2012-ka iyo 2014-ka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts