HomeWararDhageyso:Qaar kamida xildhibaanada Soomaaliya oo baaq u diray xukuumadda

Dhageyso:Qaar kamida xildhibaanada Soomaaliya oo baaq u diray xukuumadda

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Qaar kamida Xildhibaanada Baarlamaanka soomaaliya oo maanta warbaahinta kula hadlay Muqdisho ayaa waxaa ay baaq u direen Xukuumadda soomaaliya kaas oo ku aadan in qaxootiga soomaaliyeed ee ku nool wadanka Yeman lagu soo celiyo dalka Soomaaliya.

Xildhibaanada Baaqa diray ayaa Waxaa kamida Xildhibaan Cali Yuusuf Cismaan “Cali Ganey” iyo Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle “Korneel Ruush”.

Latest stories