HomeWararGuddiga Maamulka U Sameynta G/Dhexe oo Beeniyay in La Isku Raacay in...

Guddiga Maamulka U Sameynta G/Dhexe oo Beeniyay in La Isku Raacay in Cadaado Lagu Qabto Shirka Maamul Sameynta

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Afhayeenka Guddiga Maamul U Sameynta Goboladda Dhexe Dalka Soomaaliya C/Ladiif C/Laahi Warsame ayaa Beeniyay in La Isku raacay Cadaado iney Martigeliso Shirka Maamul u Sameynta Goboladda Dhexe. Waxa uu sheegay Afhayeenka in Madaxweynaha iyo Ergooyinka ku sugan Magaaladda Dhuusamareeb ineysan isku wafaqin Halka lagu qaban doono Shirka. War ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeenka Guddiga Maamul U Sameynta Goboladda Dhexe Dalka Soomaaliya C/Ladiif C/Laahi Warsame ayaa Beeniyay in La Isku raacay Cadaado iney Martigeliso Shirka Maamul u Sameynta Goboladda Dhexe.

Waxa uu sheegay Afhayeenka in Madaxweynaha iyo Ergooyinka ku sugan Magaaladda Dhuusamareeb ineysan isku wafaqin Halka lagu qaban doono Shirka.

- Advertisement -

War ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ayaa dhinaca kale lagu shaaciyay in hore loo dhaqaajin doono Shirka Maamul U Sameynta Goboladda Dhexe.

Qaar Kamid Ergooyinka ku sugan Dhuusamareeb ayaa Maanta u sheegay VOA in La isku raacay Halka lagu qaban doono Shirka Maamul u sameynta Goboladda Dhexe Dalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts