HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu soo laabtay Muqdisho

Date:

Related stories

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu Hogaaminaayo ayaa Galinkii Dambe ee Maanta Waxaa ay dib ugu soo laabteen Magaalada Muqdisho. Wafdiga Madaxweynha Waxaa garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Xubo ka tirsan labada gole ee dowladda Federaalka Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa booqasho qaadatay Seddax Maalin Waxaa uu ku Joogay Magaalada Dhuusamareeb waxaana intii uu halkaasi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wafdi uu Hogaaminaayo ayaa Galinkii Dambe ee Maanta Waxaa ay dib ugu soo laabteen Magaalada Muqdisho.

Wafdiga Madaxweynha Waxaa garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyay Xubo ka tirsan labada gole ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa booqasho qaadatay Seddax Maalin Waxaa uu ku Joogay Magaalada Dhuusamareeb waxaana intii uu halkaasi ku sugnaa kulamo la qaatay odayaal dhaqameed.

Dib soo naqashada Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ay imaaneysaa iyada oo maanta la isku raacay in Cadaado lagu qabto Shirka Maamul u sameenta Goboladda Dhexe.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts