HomeWararDagaalka Yemen oo Saameeyay Duulimaadyada Soomaaliya

Dagaalka Yemen oo Saameeyay Duulimaadyada Soomaaliya

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Iyadoo ay Diyaaradaha Dagaalka ee Sacuudiga iyo dalalka Isbahaysiga xalay  bilaabeen weeraro ka dhan ah Dagaalyahannadda Xuutiyiinta ee dalka Yeman ayaa waxay saamayn ku yeesheen Duullimaadyaddii Shirkadaha Diyaaradaha ee Daallo iyo Jubba ee ay ku tegi lahaayeen dalalka Sacuudiga iyo Yemen. Saraakiil ka tirsan Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Hargeysa ayaa sheegay in hakad la geliyey […]

- Advertisement -

Iyadoo ay Diyaaradaha Dagaalka ee Sacuudiga iyo dalalka Isbahaysiga xalay  bilaabeen weeraro ka dhan ah Dagaalyahannadda Xuutiyiinta ee dalka Yeman ayaa waxay saamayn ku yeesheen Duullimaadyaddii Shirkadaha Diyaaradaha ee Daallo iyo Jubba ee ay ku tegi lahaayeen dalalka Sacuudiga iyo Yemen.

Saraakiil ka tirsan Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Hargeysa ayaa sheegay in hakad la geliyey Duullimaadkii Shirkadda Diyaaradaha ee Daallo, kadib, markii ay soo baxeen wararka sheegayo inay Milliteriga Sacuudiga bilaabeen Hawlgalka Duqeynta ee ka dhanka ah Kooxda Xuutiyiinta ee dalka Yemen.

- Advertisement -

Sidoo kale, Shirkadda Diyaaradaha ee Jubba Airways ayaa maanta hakisay duullimaadkii ay ku tegi lahayd magaallaadda Jidda ee dalka Sacuudiga, kadib, markii la xayiray inay Diyaaradaha Rakaabka adeegsadaan Hawada dalka Yemen.a

Dhinaca kale, Hawlgalka Sacuudiga waxa uu saamayn ku yeeshay Duullimaadyadda Diyaaradaha Ganacsiga ee tegi jiray qeybo ka tirsan dalka Sacuudiga.

 

Latest stories