HomeWararMidowga Yurub oo Kordhiyay Tababarka Ciidamadda Soomaaliya

Midowga Yurub oo Kordhiyay Tababarka Ciidamadda Soomaaliya

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Warbixin ay soo saareen Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in Ururkasi uu kordhiyay Howlgalkiisa Tababarka iyo Talo Bixinta Ee Dalka Soomaaliya tan iyo 31 bisha December 2016ka. Go’aankan ayaa yimid kadib kulan Shalay ay ku qaateen Magaaladda Brussels Wasiiradda Arrimaha Dibadda Midowga Yurub. Howlgalkan oo fadhigiisu yahay Magaaladda Muqdisho waxa la bilaabay 5 Sanno ka hor […]

- Advertisement -

Warbixin ay soo saareen Midowga Yurub ayaa lagu sheegay in Ururkasi uu kordhiyay Howlgalkiisa Tababarka iyo Talo Bixinta Ee Dalka Soomaaliya tan iyo 31 bisha December 2016ka.

Go’aankan ayaa yimid kadib kulan Shalay ay ku qaateen Magaaladda Brussels Wasiiradda Arrimaha Dibadda Midowga Yurub.

- Advertisement -

Howlgalkan oo fadhigiisu yahay Magaaladda Muqdisho waxa la bilaabay 5 Sanno ka hor Sanadkii 2015kii.

Tababarayaal dhan 125 oo ku sugan Magaaladda Muqdisho oo ka socda Midowga Yurub ayaa tababaray Askar ka badan 5 kun oo Soomaali ah.

Latest stories