HomeWararDhageyso: Wasaaradaha Soomaaliya oo lagu amray in ay yeeshaan xarumo loogu adeego...

Dhageyso: Wasaaradaha Soomaaliya oo lagu amray in ay yeeshaan xarumo loogu adeego bulshada

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Afayeenka Xukuumada Soomaaliya Ridwaan Xaaji C/Wali ayaa sheegay in wasaaradaha qaarkood aysan lahayn goobo loogu adeego bulshada. Ridwaan Xaaji C/Wali ayaa tilmaamay in wasaarad kasta lagu Amray in ay yeelato xarun loogu Adgeeso Shacabka Soomaaliyeed. Waxaa uu tilmaamay in kulankii labada Cisho qaatay ee Golaha Wasiirada in diirada lagu saaray sidii loo dar dar gelin lahaa […]

- Advertisement -

Afayeenka Xukuumada Soomaaliya Ridwaan Xaaji C/Wali ayaa sheegay in wasaaradaha qaarkood aysan lahayn goobo loogu adeego bulshada.

Ridwaan Xaaji C/Wali ayaa tilmaamay in wasaarad kasta lagu Amray in ay yeelato xarun loogu Adgeeso Shacabka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Waxaa uu tilmaamay in kulankii labada Cisho qaatay ee Golaha Wasiirada in diirada lagu saaray sidii loo dar dar gelin lahaa howlaha Xukuumadda 100 ka Maalin ee Soo Aadan.

Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa dadaal Xoogan ugu jiro Sidii Waxbadan looga qaban lahaa xaalada dalka uu hada ku jiro.

 

Latest stories