HomeWararTirada dadkii loosoo qabtay Qaraxii Hotelka SYL oo la shaaciyay

Tirada dadkii loosoo qabtay Qaraxii Hotelka SYL oo la shaaciyay

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha qaranka Axmed Cali Abuukar  ayaa waxaa uu ka warbixiyay dad looga shakisan yahay in ay ka dambeeyaan weerarkii Hotelka SYL ee Magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay in xabsiga dhexe ay ku jiraan ilaa 11 ruux oo weerarkaasi looga shakisan yahay. Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha qaranka ayaa sheegay in dadkani gaaraya 11-ka […]

- Advertisement -

Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha qaranka Axmed Cali Abuukar  ayaa waxaa uu ka warbixiyay dad looga shakisan yahay in ay ka dambeeyaan weerarkii Hotelka SYL ee Magaalada Muqdisho.

Waxa uu sheegay in xabsiga dhexe ay ku jiraan ilaa 11 ruux oo weerarkaasi looga shakisan yahay.

- Advertisement -

Ku xigeenka Xeer ilaaliyaha qaranka ayaa sheegay in dadkani gaaraya 11-ka qof maxkamad lasoo taagi doono.

Dowladda Soomaaliya ayaa dhawaan sameysay Baaritaano ku Aadan cidii ka Dambeysay Qaraxii Hotelka SYL kaas oo dhacay 22-kii Bishii Janaayo.

Dadka Xeran ayaa waxaa kamida Saraakiil Ciidan iyo Askar ka Tirsan Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Latest stories