HomeWararKulan looga hadlayo hormarinta Kheyraadka badda oo muqdisho lagu qabtay {Sawirro}

Kulan looga hadlayo hormarinta Kheyraadka badda oo muqdisho lagu qabtay {Sawirro}

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda Soomaaliya iyo xubno ka tirsan wasaaradaasi ayaa maanta muqdisho kulan kula qaatay xubno ka tirsan hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan Cuntadda iyo Beeraha ee FAO.

Kualnka ayaa looga hadlay sidii hay’adda FAO ay uga garabsiin laheyd wasaaradda Kaluumaysiga Arimo ay kamid Yihiin Kobcinta xirfadda Kaluumaysata Soomaaliyeed iyo Horumarinta Wasaaradaasi.

Masuuliyiinta FAO ayaa balan qaaday in ay garab siin doonaan shaqaalaha Wasaaradda Kallumeysiga Soomaaliya si wasaaradaasi loo Hormariyo adeegyadda ay shacabka u qabtaan.

k1 k2 k3 k4 k5 k6 k7 k8 k9

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories