HomeWararCiidamadda Dowladda oo Saakay Xeray Wadooyinka Qaar Ee Magaaladda Muqdisho

Ciidamadda Dowladda oo Saakay Xeray Wadooyinka Qaar Ee Magaaladda Muqdisho

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay Xeray Wadooyinka qaar Caasimada Muqdisho.

Wadooyinka Xeran waxa kamid ah Wadada Jubba iyo kuwa kale oo loo diidan yahay iney Gawaarida Adeegsadan.

Sababta keentay in la xero Wadooyinkan ayaa lagu sheegay in uu jeedka yahay Sugida Amniga iyada oo Maanta Munaasabada Maalinta Haweenka Ee 8 Maarso lagu wado iney ka dhacdo Xarunta Gaadiidka Ee Muqdisho.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories