HomeWararCiidamadda Dowladda iyo Kuwa Al Shabab oo Xalay Ku Dagaalamay Baydhabo

Ciidamadda Dowladda iyo Kuwa Al Shabab oo Xalay Ku Dagaalamay Baydhabo

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Dagaalka ayaa bilaawday kadib markii Weerar Culus oo gaadmo ah ay ku soo qaadeen Dagaalamayaal Ka tirsan Al Shabab Fariiso Ciidamadda Dowladda ay ku leeyihiin Duleedka Baydhabo. Dagaalka oo waqti kooban socday ma jiraan khasaaro ka dhashay oo weli la ogaaday. Al Shabab ayaa sheegata Mar waliba Weerarada iyo Qaraxyada lala eegto Xubnaha Dowladda,Amisom iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaalka ayaa bilaawday kadib markii Weerar Culus oo gaadmo ah ay ku soo qaadeen Dagaalamayaal Ka tirsan Al Shabab Fariiso Ciidamadda Dowladda ay ku leeyihiin Duleedka Baydhabo.

Dagaalka oo waqti kooban socday ma jiraan khasaaro ka dhashay oo weli la ogaaday.

- Advertisement -

Al Shabab ayaa sheegata Mar waliba Weerarada iyo Qaraxyada lala eegto Xubnaha Dowladda,Amisom iyo Dhinacyada kale Ee Dowladda Federaalka Taageera.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts