HomeWararJarmalka oo kordhinaya Taageerida dowladda Soomaaliya

Jarmalka oo kordhinaya Taageerida dowladda Soomaaliya

Date:

Related stories

Wasiirrada Xamsa oo Shaashad Lagu Kala Sarreysiiyay

Xamsa Cabdi Barre oo wasiirrada Xukuumadda DanQaran ku sameeyay qiimeyn waxqabad iyo isla xisaabtan.

Hindisaha ABUUR oo La Daah-furay, Ardayda Soomaaliyeedna Fursad Cusub

Xasan Sheekh oo daah-furay sannad-tacliimeedka 2026/2027, isagoo sidoo kale bilaabay Hindisaha ABUUR ee hal-abuurka ardayda.

Xasan Sheekh iyo Al-Issa oo Arrimo Xasaasi ah Ka Wada Hadlay

Xasan Sheekh oo Muqdisho ku qaabilay Al-Issa, iyagoo ka wada hadlay diinta, nabadda iyo iskaashiga Soomaaliya.

Golaha Wasiirada ee Jarmalka ayaa kordhiyay waqtiga ay ciidamadooda ay kasii mid ahaanayaan Tababarada ay  Midowga Yurub siiyaan ciidamada dowladda soomaaliya. Midowga yurub, ayaa waxaa ay tababaro siiyaan ciidamada dowladda soomaaliya, kuwas oo bixiya talooyinka Militery, iyo Strategiyada ay ciidamda dowlada soomaaliya ay ku dagal galaan. Safiirka Jarmalka Peschke, ayaa waxaa uu sheegay in cusbooneysiinta Mandate-ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Golaha Wasiirada ee Jarmalka ayaa kordhiyay waqtiga ay ciidamadooda ay kasii mid ahaanayaan Tababarada ay  Midowga Yurub siiyaan ciidamada dowladda soomaaliya.

Midowga yurub, ayaa waxaa ay tababaro siiyaan ciidamada dowladda soomaaliya, kuwas oo bixiya talooyinka Militery, iyo Strategiyada ay ciidamda dowlada soomaaliya ay ku dagal galaan.

- Advertisement -

Safiirka Jarmalka Peschke, ayaa waxaa uu sheegay in cusbooneysiinta Mandate-ka ay kaga sii mid ahaanayaan Howlagallada Midowga Yurub ee soomaaliya ay tahay sidii ay ciidanka dowladda soomaaliya ugu caawin lahaayeen xaqiijinta amaanka soomaaliya, hormarinta xasiloonida dalka.

Sidoo kale waxaa uu Ambasadorka uu sheegay in ciidamada dowladda soomaaliya ay talooyin kusiiyaan xerada Tababarka ee Jaziira.

Marka laga soo tago Go’aanka Golaha wasiirada Jermalka ay ku kordhiyeen Mandateka, waxaana wali ka hadlin ama ansixin Golaha Baarlamaanka dalka Germalka.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts