HomeWararDowladda Soomaaliya oo dagaalka Al shabaab u isticmaali doonta Drones

Dowladda Soomaaliya oo dagaalka Al shabaab u isticmaali doonta Drones

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Ciidanka dowladda soomaaliya ayaa waxaa markii ugu horeysay ay Al Shabab, kula dagalami doonaan diyaaradaha Kaligooda iskaxeeya ee Drones-ka. Afhayeenka wasaarada amniga dowlada somaliya, Maxamed Yuusuf, ayaa wakalada wararka ee dalka Shinaha ee Xinhua, uxaqiijiyay in diyaaradahaasi ay dowladda soomaaliya ku caawin doonaan wadamada saxiibada la ah soomaaliya. Sidoo kale waxaa uu Afhayeenka uu sheegay […]

- Advertisement -

Ciidanka dowladda soomaaliya ayaa waxaa markii ugu horeysay ay Al Shabab, kula dagalami doonaan diyaaradaha Kaligooda iskaxeeya ee Drones-ka.

Afhayeenka wasaarada amniga dowlada somaliya, Maxamed Yuusuf, ayaa wakalada wararka ee dalka Shinaha ee Xinhua, uxaqiijiyay in diyaaradahaasi ay dowladda soomaaliya ku caawin doonaan wadamada saxiibada la ah soomaaliya.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa uu Afhayeenka uu sheegay in ay ciidamada dowladda soomaaliya ay isticmaali doonaan Technology-yada cusub oo ay kula dagalami donaan Al Shabab, waxaa kale oo hadalkiisa uu siiraaciyay in dowladaha ciidamada ay ka joogaan soomaaliya ay la kashan doonaan.

Dowladda Mareekanka, ayaa ciidamanka AMISOM, ka tageera dhanka diyaaradaha, waxaana ay si toos ah waqtiyada qaar kaga qeyb qataan dagaalka Al Shabab ay kula jiraan.

Latest stories