HomeWararCiidamadda Dowladda oo Xeray Milkiilaha Laba Libaax oo Gabar Yar Ku Dhaawacay...

Ciidamadda Dowladda oo Xeray Milkiilaha Laba Libaax oo Gabar Yar Ku Dhaawacay Muqdisho

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Ciidamadda Boliiska Dowladda Soomaaliya ayaa xeray Milkiilaha Libaaxyo Weeraray Dhawaacna u geystay  Gabar aad u yar. Libaaxyada oo yar yaraa waxa lagu xanaaneyn jiray Guriga Milkiilaha Libaaxyada oo ku yaala Degmada Cabdicasiis dhaawaca gabadha ayaana yimid marka ay isku dayday Gabadhasi iney soo daawato Libaaxyadasi. Dowladda Soomaaliya ayaa xanibtay in Xayawaanaadka lagu xanaaneeyo Goobaha dadka […]

- Advertisement -

Ciidamadda Boliiska Dowladda Soomaaliya ayaa xeray Milkiilaha Libaaxyo Weeraray Dhawaacna u geystay  Gabar aad u yar.

Libaaxyada oo yar yaraa waxa lagu xanaaneyn jiray Guriga Milkiilaha Libaaxyada oo ku yaala Degmada Cabdicasiis dhaawaca gabadha ayaana yimid marka ay isku dayday Gabadhasi iney soo daawato Libaaxyadasi.

- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa xanibtay in Xayawaanaadka lagu xanaaneeyo Goobaha dadka ay degan yihiin ee ah Magaaladda Gudaheeda.

Laba Sanno ka hor Laba Libaax oo lagu Xanaaneyn jiray Guriga Danjiraha Libya Ee Dalka Soomaaliya oo ka soo baxsaday Gurigiisa ayaa Cabsi weyn ku abuuray  dadka deegaanka Ee Muqdisho.

Ma jiro sharci Dastuurka ku qoran oo ogolaanaya in Xayawaanaadka Duur joogta lagu xanaaneyo Goobaha Dadka ay ku nool yihii,lkn imminka wey dhacdaa Tan iyo markii ay burburtay Dowladda Dhexe Ee Dalka Sanadkii 1990kii.

Latest stories